LA OGAADAY: Sirta Ku Dugaan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Puntland

0
877

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa safar dhanka dhulka ah wuxuu ku maraya deegaanno kamid ah Puntland.

Calanka24.com ayaa baaritaan ay sameysay waxay ogaatay sirta ku duugan safarka madaxweyne Farmaajo ee uu ku marayo deegaannada Puntland iyo danta gaarka ah ee laga leeyahay.

Madaxweynaha ayaa safarkaan doonayo inuu liiskiisa sanadka waxqabadka ah ku darsado, islamarkaana danta kale ee laga leeyahay ayaa ah in caalamka la tuso Soomaaliya iney nabad tahay.

Ku darsoo Farmajo ayaa safar lugta ah ku imaan doona degmada Dhusamareb, wuxuuna qaadan doona Score ah inuu yahay madaxweynihii gobollo badan ku lugeeya tan iyo burburkii dowladdii Siyad Barre.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here