DAAWO: C.raxmaan Faroole oo Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali Gaas & Baashe Faarax iyo Siduu ula hadlay Somaliland

0
205

Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole  oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada kasoo Korodhay deegaanka Tukaraq,  Wuxuuna Muuse Biixi  ugu baaqay inuu Ciidanka Somaliland ka saaro deegaankaasi, Isagoo sheegay inuu ahaa Duulaan Gar-daro ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sidoo kale Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali gaas  madaxwaynaha Puntland  iyo Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isagoo sheegay inaysan Nabad iyo dagaal waxba ka ogayn, Isagoo ugu baaqay inay Beelahooda Nabad-dhex dhigaan Marka hore.

Faroole ayaa meesha ka saaray Eedaynta C.wali gaas Somaliland u jeediyey ee ah Inay Taageero Kooxo Xagjir ah, Wuxuuna sheegay inaysan Soomaali hada u baahnayn Dhiig iyo dagaal Cusub.

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here