Daawo Mucjiso: Dadka Marka La Cuno Maalqabeen la noqdo oo Muqdisho Kusoo Badanaya

0
403

Albanisimka waa dadka Maqaarka cad oo ay Soomaalida u garanayaan Boolka, qaarada Afrika way ku badan yihiin, wadamo ka tirsan Afrika waa la ugaarsadaa iyadoo loo geysto tacadiyo isugu jira Faquuq, dil iyo in qeybo ka mid ah jirkooda la goosto oo la cuno, iyadoo la rumeysan yahay qofkii jirkooda qeyb ka mid ah cuna uu taajirayo.

Soomaaliya dadka nuucaas way kusoo badanayaan laakiin lama ugaarsado, Maxamed Abuuker Cabduqaadir waa Aabe Albanisim ah oo Soomaalida ay u garanayaan Boolka iyo Magacyo kale, waxaana uu hooy ka degan yahay degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho.

Hadaba Maxamed Abuuker ayaa sharxay sida uu ugu nool yahay magaalada Muqdisho iyo hadii ay jiraan dadka ugaarsada, isagoo sidoo kale qaba Gabar Soomaaliyeed oo caruur u heysa.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARBIXINTA OO AADE U XIISO BADAN

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here