AKHRISO: Puntland oo shaacisay Ujeedka S/land ay ka damacsan tahay dagaalkii Tukaraq(fariina Caiib)

0
210

Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray dagaal saakay aroortii Ciidamada Puntland iyo Somaliland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowladda Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Somaliland dagaalka saakay ku dooneysay iney ku carqaladeyso booqashada madaxweyne Farmaajo oo ku joogo Garowe.

Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka;-

Loading...

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here