Puntland oo looga dhawaaqay Xaalad Deg-deg ah oo ku sababsan Abaaraha

Maamulka Soomaaliyeed ee puntland ayaa ku dhawaaqay Xaalad deg-deg ay waxuuna Codsaday Raashin iyo Biyo Xilli ay Dagaanadda Maamaulkaasi ka jiraan Abaaro Dadkla iyo Duunyadu la liitaan.

Sanadkaan Wadanka waxaa wada Saameeyay Abaarad Daran oo heey’adaha gargaarku ay Digniinteeda gaarsiiyeen Heer sare, QM ayaa sidoo kale sheegtay in Caruur badan ay Nafaqo Darro ku suganyihiin.

Maamulka puntland ayaa sheegay 34,000 Qoys ay saameeysay Abaar daran kadib markii roobkii ay fuilanayeen uu san u di’in sidii ay filayeen.

“Puntland waxay Codsaneeysaa kaalmo Banii aadanimo oo Baaxad weeyn si dadka loo gaarsiiyo Raashin, Biyo iyo Dawooyinka ay u baahanyihiin dadka Abaaruhusaameeyeen” ayaa lagu yiri War maaulku uu soo saaray.

Maamulka ayaa intaas ku daray in 70 Boqolkiiba Dagaanadda uu ka taliyo ay Baartu si daran u saameeysay.

Goboladda puntland waxay ka mid ahaayeen Goboladda ay sida daran u saameeysay Abaarta Sima oo dad badan ay nooloo hoodii ku waayeen.

Waxyeelada uu maamulku ka digayo ayaa ku wajahan Dad  horay uga daalay Abaaro dheeraaday

SHARE