Akhriso: Waxa Looga Hadlayo Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa wuxuu ajandihiisa uu yahay Akhrinta iyo qaybinta qorshe howleedka Guddiyadda Golaha Shacabka, sida xalay lagu soo wargeliyay xubnaha Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa shir guddoomin kulanka xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta

SHARE